Hay’adda NISA oo sheegtay iney qabatay Sarkaal halis ah oo ka tirsan Al-shabaab

Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay caawa inay gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab. Qoraal ay soo saartay Hay’adda Nabadsuggida ayaa lagu sheegay in ciidamada NISA ay qabteen sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo madax ka ahaa kooxda Qaraxyada qarsoon ku xirta baabuurta. “Ciidanka NISA ayaa gacanta ku soodhigay dhagarqabe … Continue reading Hay’adda NISA oo sheegtay iney qabatay Sarkaal halis ah oo ka tirsan Al-shabaab